(Sawirro) Qaraxyo laga maqlay dhuumaha Gaaska Yurub ee ka yimaada Ruushka

Xaalada ayaa Yurub ayaa sii xumaanaysa kaddib markii qaraxyo laga maqlay dhuumaha gaaska Yurub geeya ee Nord Stream 1-2 ee mara dhanka Jasiiradda Bornholm ee waddanka Denmark. Dowladda Denmark iyo shirkadda maamusha Dhuumaha shidaalka Yurub keena ee Nord Stream ayaa sheegay in tubbooyinka Nord Stream ee 1 iyo 2 ee Gaaska ka keena Ruushka ay … Continue reading (Sawirro) Qaraxyo laga maqlay dhuumaha Gaaska Yurub ee ka yimaada Ruushka